Site icon Qaamuus

jawaabta

macnayn
(m.f.dh)

eeg macnee. ld macnays, micnayn, micnays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macnayn

qaafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Is macnayn. 2. Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.

carabiyee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
1. (f.mg) Af carbeedka ku hadlid. 2. (f.mg) Carab is macnayn. 3. (f.g) ld carabee. ld carabee.

macnays [m.l]
ld macnayn.

micnayn [m.dh]
ld macnayn.

micnays [m.l]
ld macnayn.

sharax [m.l]
1. Macnaynta wax la macneeyo. 2. Qurxinta wax la qurxiyo. 3. Cayaar daf, durbaan, sacab iyo jiib leh oo ragga iyo dumarku wada cayaaraan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version