madane
(m.l)ld maddane.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madane ↴
maddane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg