madax-adag
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dkaa, -dkayd)Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madax-adag ↴
madax-adkaan [m.f.dh]
eeg madax-adag. ld madax-adkaansho.
qanaan [m.l]
Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg