madaxfurad
(m.l)1. (-dyo, m.dh) Hanti iwm oo lagu furto qof la qafaalay. 2. ld madaxfurasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxfurad ↴
madaxfurasho [m.f.dh]
eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg