madaxfurasho
(m.f.dh)eeg madaxfuro. ld madaxfurad (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaxfurasho ↴
madaxfurad [m.l]
1. (-dyo, m.dh) Hanti iwm oo lagu furto qof la qafaalay. 2. ld madaxfurasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg