maddan
(m.l)Yeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maddan ↴
gube [m.l]
1. Maddane. 2. ld guube.
madane [m.l]
ld maddane.
maddane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg