maddaraq
(m.l) (-qyo, m.dh)Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maddaraq ↴
maddarab [m.l]
ld maddaraq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg