Site icon Qaamuus

jawaabta

madluumi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof madluun ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madluumi

madluumid [m.f.dh]
eeg madluun². ld madluun¹ (3).

madluumin [m.f.dh]
eeg madluumi.

madluun [m.l]
1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmiyey. 3. ld madluumid.

madluunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof la madluumiyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version