madluun
(m.l)1. M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn. 2. Qof la dulmiyey. 3. ld madluumid.
madluun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uumay, -uuntay; -uumi)Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madluun ↴
madluumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof madluun ka dhigid.
madluumid [m.f.dh]
eeg madluun². ld madluun¹ (3).
madluunnimo [m.dh]
Madluun ahaansho.
madluunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof la madluumiyey ahaansho.
madluunsanaan [m.f.dh]
eeg madluunsan. ld madluunsanaansho.
madluunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld madluunsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg