magaaleyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magaaleyso ↴
magaaleysasho [m.f.dh]
eeg magaaleyso. ld magaaleysad, magaaleysi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg