magdee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)ld megdee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magdee ↴
asal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Qolofta ama xididdada dhirta qaarkood oo dhacaankeeda wax lagu magdeeyo ama lagu xooleeyo.
megdee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Maqaar meged ka dhigid. ld magdee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg