magdhaw
(m.l)Qiimaha looga qaato qof khasaaraha uu geystay.
magdhaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dhabay, -dhawday)U m.: qof khasaare uu geystay qiimaheeda bixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magdhaw ↴
caymis [m.l]
1. Shirkad lacag ka qaadda ciddii ay heshiis la gasha oo u magdhawda markuu shil ku yimaado. 2. ld caymin.
magdhabid [m.f.dh]
eeg magdhaw².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg