magmaago
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)Dhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh magmaago ↴
magmaagasho [m.f.dh]
eeg magmaago.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg