mahad
(m.dh)Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahad ↴
xamdi [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Ku x.: Eebbe u mahad naqid; shukrin.
alxamdulillayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ilaah u mahadnaqid.
gallad [m.dh]
Deeq; liibaan; abaal; mahad.
mahadceli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U m.: cid abaal gashay u mahadnaqid.
mahadcelin [m.f.dh]
eeg mahadceli.
mahadho [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhacdo saamays weyn leh oo aan la illaawi karin. 2. Sheeko.
mahadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid abaal ay gashay u shugriyid.
mahadin [m.f.dh]
eeg mahadi. ld mahadis.
mahadis [m.l]
ld mahadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg