Site icon Qaamuus

jawaabta

mahadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid abaal ay gashay u shugriyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahadi

mahadin [m.f.dh]
eeg mahadi. ld mahadis.

mahadis [m.l]
ld mahadin.

mahadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la mahadiyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version