mahadnaq
(m.l)1. Ereyo xushmad iyo qaddarin loo jeediyo cid samafashay. 2. ld mahadniqid.
mahadnaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday; -niqi/naaqi)U/ku m.: cid samafashay ereyo xushmad iyo qaddarin leh u jeedin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahadnaq ↴
alxamdulillayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ilaah u mahadnaqid.
mahadceli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
U m.: cid abaal gashay u mahadnaqid.
mahadnaqid [m.dh]
ld mahadniqid.
mahadniqid [m.f.dh]
eeg mahadnaq². ld mahadnaq¹ (2), mahdnaqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg