mahiigaan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: wax tiradoodu aad u badantahay (roob iyo col). ld mahiiggaan, mihiigaan, mihiiggaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mahiigaan ↴
mahiigaannimo [m.dh]
Wax tiradoodu badantahay ahaansho (col, roob). ld mahiiggaannimo, mihiigaanimo, mihiiggaannimo.
mahiiggaan [m.l]
ld mahiigaan.
mahiiggaannimo [m.dh]
ld mahiigaannimo.
mawjiid [m.l]
Roob weyn oo dhul ballaaran ku fida, daaq badanna bixiya; mahiigaan.
mihiigaan [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mahiigaan.
mihiigaannimo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld mahiigaannimo.
tirabbadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax mahiigaan ah ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg