Site icon Qaamuus

jawaabta

majallad
(m.dh) (-do, m.l)

Wargeys ka kooban baalal badan oo aan maalin walba soo bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majallad

maqaalad [m.dh] (-do, m.l)
Qoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal ama majallad. ld maqaal, maqaalo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version