Site icon Qaamuus

jawaabta

majarafad
(m.dh) (-do, m.l)

Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh majarafad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version