makalaalax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: Qof hurdo laga kiciyay oo aan weli baraarugin.
makalaalax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh makalaalax ↴
dheelallaabo [m.dh]
Hurdo laga kacay oo aan weli la baraarugin, makalaalax. ld dhelallow¹, dheerallaabo, dheerallow¹.
makalaalaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax makalaalaxay ahaansho (qof).
makalaalaxsanaan [m.f.dh]
eeg makalaalaxsan. ld makalaalaxsanaansho.
makalaalaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld makalaalaxsanaan.
makalaalixid [m.f.dh]
eeg makalaalax².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg