Site icon Qaamuus

jawaabta

mala-awaalid
(m.f.dh)

eeg mala-awaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mala-awaalid

wad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn. 2. Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn. 3. (f.g) Hawl la hayey sii fulin. 4. (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid. Tus. “Waxaan ku wadaa in uu maanta cali imaan doono”.

ra'yiyee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-yeeyay, -yaysay)
1. (f.g) Arrin mala-awaalid. 2. (f.mg) U r.: cid talo fiican siin. ld ra'liyee.

saraad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax dhici doona mala-awaalid. 2. Dhacdooyin tilmaamid.

saraadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhici doona mala-awaalid.

mala-awaal [m.l]
Wax aan la hubin oo male ku dhisan.

mala-awaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Wax aan la hubin qiyaasid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version