malaf
(m.l)ld muluf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malaf ↴
malabsad [m.l]
ld malafsasho.
malabsasho [m.dh]
ld malafsasho.
malabsi [m.l]
ld malafsasho.
malabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld malafso.
malafsad [m.l]
ld malafsasho.
malafsasho [m.f.dh]
eeg malafso. ld malabsad, malabsasho, malabsi, malafsad, malafsi.
malafsi [m.l]
ld malafsasho.
malafso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Carrabka bushimaha ku leefleefid. 2. Hamuungoror yeelasho. ld malabso.
muluf [m.l] (-fyo, m.dh)
Fuf caws ah. ld malaf.
mal [m.l]
1. Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan. 2. Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya. 3. Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
mal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.