Site icon Qaamuus

jawaabta

malas
(m.dh)

Raashin yar oo neefka la maalayo loo dhigo si uu u godlado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malas

malasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
Xoolo malas siin.

malaseyn [m.f.dh]
eeg malasee.

mal [m.l]
1. Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan. 2. Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya. 3. Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.

mal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version