malow
(m.l)Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh malow ↴
carmalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Carmal noqosho.
mulac [m.l] (-cyo, m.dh)
Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
mal [m.l]
1. Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan. 2. Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya. 3. Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
mal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg