maluuqad
(m.l)ld maluuqasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maluuqad ↴
maluuqasho [m.f.dh]
eeg maluuqo. ld maluuqad.
maluuq [f.g/f.mg1] (-qay, -qday)
1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Ku maluuq subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg