Site icon Qaamuus

jawaabta

maluuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)

1. Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof). 2. Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maluuqan

maluuqnaan [m.f.dh]
eeg maluuqan. ld maluuqnaansho.

maluuq [f.g/f.mg1] (-qay, -qday)
1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Ku maluuq subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version