mam
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-may, -mtay)Wax isticmaalkooda caadeeysasho. ld mab.
heemamow*
waa xilliga uu maqribka iftiinkiisa uu siibaxayo mugdina eynan noqonin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mam ↴
maanacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la mamnuucay ahaansho.
camambuur [m.l]
ld camambuurid.
camambuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Camcanka oo la buuriyo caro darteed.
camambuurid [m.f.dh]
eeg camambuur². ld camambuur¹, cambuur¹ (2), cambuurid.
daddan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
dhillay [m.l]
Nin naagaha aad ugu mamman; macsilow.
dhuuni [m.l]
1. Cuntada dadku cuno. 2. Qof cuntada ku mamman.
hiimammow [m.l]
Waqtiga ay kala guurayaan habeenka iyo maalintu ee aan indhuhu si fiican wax u arkin. ld himahiime, himhimmow, huumammow.
hiimammowsad [m.l]
ld hiimammowsasho.
hiimammowsasho [m.f.dh]
eeg hiimammow-so. ld hiimammowsad, himammowsi, huumammowsad, huumammowsi.
m [m.dh]
(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.