maqashii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Cid war dhagaysiin. ld maqalsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqashii ↴
uubatee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.
maqalsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld maqashii.
maqalsiin [m.dh]
ld maqashiin.
maqashiin [m.f.dh]
eeg maqashii. ld maqalsiin.
wargur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cid hadlaysa si loo maqashiiyo ama loo ogeysiiyo in lala socdo warkiisa wuxuu yiraahdaba ka daba dhihid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg