maqashiin
(m.f.dh)eeg maqashii. ld maqalsiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqashiin ↴
uubatee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.
maqalsiin [m.dh]
ld maqashiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg