Site icon Qaamuus

jawaabta

maqiiq
(m.l)

ld maqiiqid.

maqiiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

1. Ku m.: meel xoog ku jiirsiin (wax). 2. Ku m.: wax wax kale si xoog leh ugu tuurid. 3. Isku m.: si gabbasho la'aan ah oo dagaal ku jiro cid isugu taagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqiiq

maqiiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Si degdeg iyo nasasho la'aan ah wax meel ugu socdo ahaasnho. 2. Si gabbasho la'aan ah wax uga soo horjeedo ahaansho (wax).

maqiiqid [m.f.dh]
eeg maqiiq². ld maqiiq¹.

maqiiqnaan [m.f.dh]
eeg maqiiqan. ld maqiiqnaansho.

maqiiqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maqiiqnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version