maqiiqid
(m.f.dh)eeg maqiiq². ld maqiiq¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqiiqid ↴
maqiiq [m.l]
ld maqiiqid.
maqiiq [m.l]
ld maqiiqid.
maqiiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Ku m.: meel xoog ku jiirsiin (wax). 2. Ku m.: wax wax kale si xoog leh ugu tuurid. 3. Isku m.: si gabbasho la'aan ah oo dagaal ku jiro cid isugu taagid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg