Site icon Qaamuus

jawaabta

maqli
(m.l)

1. ld maqle. Beer, bari iyo hilib la jarjaray oo laysku shiilay. 2. Dixri ku dhasha hilibka baruurta leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqli

na [Xiriiriye | Conjunction]
1. (-na) Qurub lagu xiriiriyo laba tixood. Tus. “Dariishadda fur, nalkana demi”. 2. Xataa. Tus. “Waxa Guuled la siiyay Warfaana ha la siiyo”. 3. Midkoodna,mana. Tus. “Midkoodna ma imaan karo, qofna ma iman”, “Waxaan oo kale weligay ma arkin mana maqlin”.

dhegaculus [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-uslaa, -uslayd)
Qof aan si fiican dhegaha wax uga maqlin ahaansho.

dhegacuslow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
Qof aan dhegaha si fiican wax uga maqlin noqosho.

dhegafarasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Maqalka dhegaha kordhid. 2. Sharqamo aan jirin maqlid..

dhegala' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Nafley aan wax maqlin ahaansho..

dhegammari [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Is dh.: wax aan maqlin.

dhegoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nin aan wax maqlin.

ijaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.

maqal [m.l]
1. Awood dheguhu wax ku dareemaan. 2. ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 3. Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.

maqle [m.l]
ld maqli (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version