Site icon Qaamuus

jawaabta

maqlid
(m.f.dh)

eeg maqal³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqlid

dhegafarasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Maqalka dhegaha kordhid. 2. Sharqamo aan jirin maqlid..

ijaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Yeelid; maqlid; ajiibid, aqbalid.

qabbil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Yeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version