maqoor
(m.l)ld moqor.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqoor ↴
maqoorad [m.l]
ld maqooradid.
maqoorad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax maamulasho.
maqooradasho [m.f.dh]
eeg maqoorado.
maqooradid [m.f.dh]
eeg maqoorad². ld maqoorad¹.
maqoorado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-atay, -adatay)
Wax maammuulasho (arrin, xafiis, guri iwm).
maqoorasho [m.dh]
eeg maqooro. ld maqoorasasho.
maqooro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
ld moqorso.
moqor [m.l] (-rro, m.dh)
1. Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo. 2. Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag. ld maqoor.
moqorsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg moqorso. ld maqoorasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg