Site icon Qaamuus

jawaabta

maqsin
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Baqaar. 2. Qol. ld makhsin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqsin

makhsin [m.l]
ld maqsin.

maqsinka dawada [m.l]
(maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version