maqsinka dawada
(m.l)(maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqsinka dawada ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg