maqsuudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqsuudi ↴
mabsuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maqsuudi.
mabsuudid [m.dh]
ld maqsuudid.
mabsuudin [m.dh]
ld maqsuudin.
maqsuudid [m.f.dh]
eeg maqsuud². ld mabsuudid.
maqsuudin [m.f.dh]
eeg maqsuudi. ld mabsuudin.
qanac [m.l]
1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q. badan: qof wax yar ku qanca.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg