Site icon Qaamuus

jawaabta

maradhaaro
(m.dh)

Tashiilidda wax la tashiilo. ld maraadharin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maradhaaro

maradhaarin [m.f.dh]
eeg maradhaari. ld maradhaarayn, maradhaaris, maradhaaro.

tashiil [m.l]
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.

xaradhaamo [m.dh]
Waxaaga oo la deysto oo qof kale wixii, wax lagu qabsado; wax dhaqaalaysi; tashiilad; maradhaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version