Site icon Qaamuus

jawaabta

maragso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

ld maragsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maragso

maragsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid marag ka dhigasho. ld maragso.

marag [m.l] (-gyo, m.l/dh; -gyaal, m.l/dh)
1. Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati. 2. Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.

marag [m.l]
Ceego. ld mereg.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version