Site icon Qaamuus

jawaabta

maranti
(m.dh) (-iyo, m.l/-iyaal, m.l/dh)

Oori; afo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maranti

naag [m.dh] (-go, m.l)
1. Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti. 2. Haweenay karti iyo xishood leh. 3.Labada qof ee isqaba midka dheddig.

boqorad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka.

xilo [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Haweenka la qabo; oori; afo; maranti; naag.

maran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho. 2. Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version