maraqsaar
(m.l)Miskaha geela korkooda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraqsaar ↴
dabaggorayo [m.dh]
Meel ku aaddan maraqsaarka awr dhaan ah, heeryadu ka furantahay wax la geshado.
dhibi [m.dh]
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi².
sibir [m.dh] (-bro, m.l)
1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg