Site icon Qaamuus

jawaabta

marashi
(m.dh)

1. ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo. 2. (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marashi

marashee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -sheysay)
ld marashiyee.

marasheyn [m.dh]
ld marashiyayn.

marasheysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld marashiyeysan.

marasheysnaan [m.dh]
ld marashiyeysnaan.

marasheysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marashiyeysanaan.

marashiyayn [m.f.dh]
eeg marashiyee. ld marashayn.

marashiyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
Haween la qabo marashi siin. ld marashee.

marashiyeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof haween ah wax arratiran ahaansho. ld marashaysan.

marashiyeysnaan [m.f.dh]
eeg marashiyeysan. ld marasheysnaan, marasheysnaansho, marashiyeysnaansh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version