Site icon Qaamuus

jawaabta

marawaxadin
(m.f.dh)

eeg marawaxadi. ld marwaxadin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marawaxadin

marwaxadin [m.dh]
ld marawaxadin.

marawaxad [m.dh] (-do, m.l)
1. Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena. 2. Babbis. 3. Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version