Site icon Qaamuus

jawaabta

maraxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax la dhaqaaleyey ahaansho. 2. Hilib wax suyacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraxsan

maraxsanaan [m.f.dh]
eeg maraxsan. ld maraxsanaansho.

maraxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maraxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version