Site icon Qaamuus

jawaabta

mardaaddi
(m.l)

Xarragada dhar qurxoon lagu xarragoodo.

mardaaddi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay)

Dhar qurxoon xirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mardaaddi

mardaaddin [m.dh]
ld mardaaddiyid.

mardaaddiyid [m.f.dh]
eeg mardaaddi². ld mardaaddin.

xarrago [m.dh]
1. Hab wixii arkaa u bogaan oo ama loo socdo ama loo qaato dhar cusub ama qaali ah ama si gaar ah loo jaangooyay ama loo tolay; mardaaddii; xashaash; shoob. 2. Qurux; wanaag.

xashaash [m.l]
Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.

xushle [m.l]
1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version