mardabaan
(m.l) (-nno, m.dh)Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mardabaan ↴
jalxad [m.dh] (-do, m.l)
Weel dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto; Ashuun; Mardabaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg