Site icon Qaamuus

jawaabta

mardimee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)

Wax mardimo u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mardimee

gesiir [m.l] (-rro, m.dh)
Xarig dun ah, si gaar ah loo sooho, cabbaadyo ama kuul yaryar midabo kala duwan leh lagu mardimeeyo oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld gasii.

mardimeyn [m.f.dh]
eeg mardimee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version