mariikh
(m.l)(c.fal.) Meerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka; cirjeex; farraarre.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mariikh ↴
farraarre [m.l]
Meereeyeyaasha u dhexeeya dhulka iyo cirjeexda midkood; Mariikh.
mushtar [m.l]
1. Meeraha shanaad oo u dhexeeya mariikha iyo sulka; cirjeex; cirjiir. 2. (-ryo, m.dh) Ganacsi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg