Site icon Qaamuus

jawaabta

maroojis
(m.l)

ld maroojin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maroojis

daafad-xagleed [m.l]
(fiis.) Summad L. Taranta keynaanka xagleed ee walaxda (w) iyo wahsiga maroojiskeeda. Tus. “L = Iw”

maroojin [m.f.dh]
eeg marooji. ld maroojis.

maroojis-laba-cirifle [m.l] (-ayaal, m.l/dh)
(kiim.) Taranta soo baxda marka la isku dhufto saldanabka togan (ama midka taban ee saxar) iyo fogaanta u dhaxaysa labada saldanab.

moolikiyuul cirifle [m.l] (-layaal ..., m.l/dh)
(kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina u habaysnayn wanqaran qumman, sidaa darteedna aan dheellitirnayn. Molikuyuullada noocan ahi waxa ay leeyihiin maroojis laba cirifle.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version