marqaan
(m.l)1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
marqaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marqaan ↴
marqaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
marqaamid [m.f.dh]
eeg marqaan². ld murqaamid.
marqaamin [m.f.dh]
eeg marqaami. ld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.
marqaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.
marqaansanaan [m.f.dh]
eeg marqaansan. ld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.
marqaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.
marqaansanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
marqaansii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld marqaami.